Knihu momentálně nemáme skladem

Hodnocení knihy
4,5
(8)
Více o knize
Buuggan "Galalaati" waxa uu si qumman u lafagurayaa dawladnimadii Jamhuuriyaddii soomaalida ee curatay 1960, burburtayna 1991, goortii ay burburtay, sidii ay u burburtay iyo wixii burburiyey. Waxa uu isweydiinayaa soddonka sano marka saddex tobnaad loo qaybiyo, tobanka si gaar ah loogu tiriyo burburka: Ma tobankii hore, ma tobankii dhexe mise tobankii u dambeeyey? Waxa kale oo uu innagu baraarujinayaa saddex xilli oo dawladnimada soomaalidu burburtay balse aan dhug loo yeelan, ayse tahay in dib loo milicsado oo looga tusaale qaato hagaajinta timaaddada.
Nákup knihy
GALALAATI Burburkii Jamhuuriyaddii Soomaalida (1960-1991): (Somali Edition), Xasan Cabdi Madar
- Jazyk
- Rok vydání
- 2020
- product-detail.submit-box.info.binding
- (měkká)
Jakmile se objeví, pošleme e-mail.
Doručení
Platební metody
Tady nám chybí tvá recenze.